Beesha caalamka oo dhowr qodob uga digtay madaxda ku Shirsan Dhuusamareeb

WAR-SAXAAFADEED WADAJIR AH aaxiibada Beesha Caalamku* waxay soo dhoweynayaan kulanka dhexmaraya Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo iyo madaxda Dowladaha Xubnaha ka ah Federaalka oo hadda ka socda magaalada Dhuusomareeb. Waxaa muhiim ah in dhammaan ka qaybgalayaashu ay si wax ku ool ah uga qaybqaataan si loogu heshiiyo hirgelinta hanaanka doorashooyinka qaran heshiiskaasoo dhowraya qaabka doorasho … Continue reading Beesha caalamka oo dhowr qodob uga digtay madaxda ku Shirsan Dhuusamareeb